Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

(FADEEXAD) Daawo Gabdho Somaliyed oo inta qamro cabay dhacdo xun sameeyay.

Thursday May 30, 2013 - 13:36:56 in by admin

 

Arin aad u fool xun ayaa ka dhacday Magaalada London ee caasimada wadanka Ingiriiska taasoo ay sameeyeen gabdho Soomaali ah.

Gabdhahaan oo khamri cabsanaa ayaa weeraray wiil iyo gabar cadaan oo ku sugnaa meel takaasida laga raaco. Gabdhahaan 4-ta ah ee sarqaansanaa ayaa mirqaanku ka tusay inay garaacaan wiil iyo saxiibadiisa u dhashay dalka Britain.

Wiilka iyo saxiibadiisa laga garaacay ayaa sidoo kale la sheegay inay iyaguna cabsanayeeen balse waxaa si xun loo gaaracay gabadha oo wiilku xooga wuu isdifaacay.

Cabaar ka dib waxaa goobta fowdadu ka dhacday soo gaaray ciidamada booliiska waxayna xabsiga u taxaabeen afarta gabdhood ee Soomaalida ee cabsanaa ee fowdada iyo dagaalka sameeyay.

HAKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO DHACDADAAN LA YAABKA LEH