Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!
Thursday . April 24, 2014
    (DEG DEG) Alshabaab oo ku awood roonaatay dagaal ka dhacay Fiidoow Hub iyo gaadid dagaalna ku furtay
    Wararka ka imanaya deegaanka Fiidow oo dhinaca Waqooyi ka xiga illaa 50km magaalada Jowhar ayaa sheegaya in ciidamada dowlada oo gaaray saaka ay kala kulmeen iska caabin xoogan ciidamo ka ti
    (DAAWO VIDEO) Haramcas gaajaysan oo weeraray tuulo dad ku noolyihiin maxaa dhacay yaab iyo amakaak.
    Haramacad Caraysan ayaa weeraray tuulo ku taala dalka Hindiya, oo lagu magacaabo, Ballarpur, taas oo ku taala galbeedka gobolka Maharashtra ee dalkaasi, waxaanu harimacadkaasi ugu danbayntii
    (DAAWO SAWIRO) Calooshaada murugo abuuaya Kaaf iyo kala dheere markaan anagu qadeyno ayey qadeeyaan.
    Waa caaddo dhaqan gashay noqotay oo aad u xun lagana yaabbo qof walbo oo Somali inuu Dareemi karo, iney jirto mararbadana aan aragnay in qado Sharaf loo Sameeyo dad meel ay xoolo geeyaan oo
    Ciidamada Dowlada iyo kuwa Jabuuti oo l wareegay deegaano hoostaga Buulo Burde oo saldhigya u ahaa.
    Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom, ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaan hoostaga Degmada Buulo Burde ee Gobalka Hiiraan, halkaasi oo ay horay ugu sugnaayeen Ciidam
    Nichols Key oo hanjabaad lala yaabay u diray dowlada Somalia maxay tahay?
    Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay ayaa ka digay in shaqaalaha UN-ka iyo kuwa diblomaasiyiinta ajnabiga ay isaga bixi doonaan Soomaaliy
    Shaqaala ka tirsan qaramada Midoobey oo laga afduubtay heryaha xaqootiga ee somalidu ka buuxdo dalka kenya,
    Wararka aan saakay oo arbaco ah aan ka heleyno Xerada Qaxootiga Dhadhaab ee Waqooyi bari Dalka Kenya, ayaa sheegaya in halkaasi laga afduubtay gaariay saarnaayeen shaqaalo katirsanaa Hay’a
    Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada oo weerar culus ku qaaday goob shabab ku sugnaayeen duleedka Xudur.
    Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa xalay waxa ay weerar ku qaadeen deegaano hoostaga Degmada Xudur ee Gobalka Bakool, halkaasi oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsa
    #‎Somali‬ President H.E. Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner with the council of ministers PICTURES
    Somali‬ President H.E. Hassan Sheikh Mohamud hosted a dinner with the council of ministers and emphasized the importance of redoubling efforts to bring peace and stability in ‪‎Somalia
    Soomaali taayarka diyaaradda ku safray
    Will 16 sano jir ah oo nabad tegay kaddib markii uu hoos galay taayarka diyaarad hawada ku jirtay muddo 5 saacadood ah ayaa haatan la ogaaday inuu yahay Soomaali. Wiilka ayaa la sheegay in u
    Gudiga amniga baarlamaanka oo qaylodhan afka labadii yeeray kadib markii 24 saac wax ka yar la dilay laba xildhibaan.
    Gudiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku baaqay in ilaalo loo sameeyo Xildhibaanada Baarlamaanka, kadib markii labadii maalmood ee u dambeeyay magaalada Muqdisho loo